Qeexid

"Ballan uu dhaafo qof oo ku saabsan sida hantidiisa laga yeelayo dhimashadiisa kaddib."

Qeexid Xigta

Ballan uu dhaafo qof tegayo oo ku saabsan sida laga yeelayo reerkiisa inta uu maqanyahay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dardaaran oo kali ah:
  • Ergayga Gaarka ah Goghayaha Guud ee Q.M.uqaabilsan Soomaaliya oo hadal dardaaran ah u jeediyay Qeybaha Soomaaliyeed ee ku shirsan Magaalada abuuti.
  • Waxaannay intaa ku dartay inay haween ahaan ismaqlaan dardaaran iyo tusaaleba waxaad nagu tidhaahdeen aanu ku dhaqmi doono.