Qeexid
Si xoog ah uu kubbad lugta loogu laado.
Qeexid Xigta
Khayaano faa'iido weyn lagu helo. ld darbad (3).
Si xoog ah uu kubbad lugta loogu laado.
Khayaano faa'iido weyn lagu helo. ld darbad (3).
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg3
Labdhedig: -baday, -batay
Qeexid: Darab qaadasho.
Qeexid Xigta: U d.: qof hawl isu diyaarin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cunto la iidaamay gacanta ku cunid. ld sarbi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld derbi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Kubbad si xoog leh u laadid.
Qeexid Xigta: Khayaano faa'iido weyn ku helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Qeexid: Wax diyaar ah ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax aleel lagu qurxiyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg darab3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld sarbin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dabayl xoog leh oo ka dhacda badda.
Qeexid Xigta: Xumad badan.
Qeexid Kale: ld darbo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (f.g) Badar, biyo, caano iwm oo meel ku jira weel in yar uga qaadid.
Qeexid Xigta: (f.g) Middi, waran iwm wax ku mudid.
Qeexid Kale: (f.mg) Ka d.: xaal wax ku sugnaayeen si ka xun noqosho. 4. (f.mg) Ku d.: wax, wax kale ku kordhin. 5. (f.mg) Ku d.: nin iyo naag isu guurin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh.fk
Qeexid: D.tay, d.taa iwm: awgay, awgaa iwm.
Qeexid Xigta: D. Alle: Alle dartiis, si niyadsam ah. ld daraad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Weel ka sameysan bir, qori, harag oo xoolaha biyo loogu shubo.
Qeexid Xigta: Dhisme dhagax iyo shamiinto ka samaysan oo xoolaha biyo loogu shubo.
Qeexid Kale: In xoolo ah oo isku mar ka wada cabta. 4. D. ah: dadkii hore.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg darbee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Maro weyn, adag oo baabuurta aqallada iwm roobka looga dado; shiraaq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Tab awrtu u dagaasho oo ratigu luquntiisa dulmariyo luqunta ratiga kale isla markaana cududda ku dhegaayo.
Qeexid Xigta: Tab legdinta ka mid ah oo uu qof gacanta kaga maro qoorta qof kale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Ku d.: wax, wax kale ku kordhisasho.
Qeexid Xigta: Ku d.: qof, qof kale u guurin.
Qeexid Kale: Isku d.: dhawr waxyaalood isku qaadasho. 4. Isku d.: isku qasasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xubin dhuuban, dheer, laalaadda oo lafdhabarta ku dhammaato.
Qeexid Xigta: Meesha ay nafleyda ka saxarooto; futo.
Qeexid Kale: Sal. 4. Gadaal. 5. Dabadeed: kaddib.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Ugaar, kalluun iwm dabin ku qabasho.
Qeexid Xigta: Timo tidcasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld tarbuush.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: /mg2 Laadid (kubbadda cagta).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg darbo2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]