Qeexid

"Wax diyaar ah ahaansho."

Qeexid Xigta

Wax aleel lagu qurxiyey ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga darban oo kali ah:
  • Tan hore, in uu Jananka Pinochet yahay nin aan siyaasadda u darbanayn, oo dhexgalkeeda lagu aqoon.
  • Maansada ajnabiga ah marka hore Af-ingiriisi caadi ah ayaa lagu tarjumaa iyadoo loo dirayo cid labada af aqoon u leh, maansadana u darban.