Qeexid

"Dabayl xoog leh oo ka dhacda badda."

Qeexid Kale

ld darbo1.

Qeexid Xigta

Xumad badan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga darbad oo kali ah:
  • Darbad xagaa baa dhimbilo dhaxameed oon roob iyo baraf loo kala garan karin wajiga kaga dharbaaxday.
  • Laakiin ciyaartoyga reer Brazil, Rivaldo ayaa natiijada wax ka bedelay daqiiqadii 65aad, kadib markii uu darbad madaxa ku dhuftay kubad uu ka helay ciyaartoyga ay isku wadan yihiin ee Serginho, goolkaas oo ahaa goolkii koowaad ee ay dhaliso kooxda Milan.