Qeexid

"(daray, m.dh) Geed weyn, ka baxa biyamareennada iyo qararka webiyada oo miro waaweyn, macaan oo la cuno leh; mukay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daray oo kali ah:
  • Wuxuu sheegay in aysan marnaba hilmaami doonin waxqabadka Dowladda Uganda iyo garab istaaga Dowladda Soomaaliya, isagoo intaa ku daray in Uganda ka mid tahay Dowladaha taageera Xukuumada Soomaaliya.
  • Af-hayeenka Leeds, oo lagu magacaabo Ridsdale, wuxuu intaa ku daray inay ku rajo-weyn yihiin in si dhakhso ah loo xaliyo xaaladana maalmo lgu soo af-jaro.