Qeexid

"Caano badan oo candho xoolaad ku yaal."

Qeexid Xigta

ld dararid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga darar oo kali ah:
  • Intaas oo dhammina waxay ku soo biireen biyihii cabitaanka, waxaanuna dhawr jeer annaga iyo Wasaarada Macdanta iyo Biyuhu amar ku bixinay in wixii dhisme ah iyo baabuur maydhis ah in ay Darar-weyne iyo Arabsiyo ka soo dhaansadaan.”
  • Isla maalintii ay wefdigani booqdeen Dararweyne warku wuxuu intaa ku daray in la gaadhsiiyay deeq maro kaneecooyina oo loo qaybiyay dadka halkaas degen oo Dooxa ku yaal awgii ay kaneecada keenta cudurka malaariyada aad ugu badantahay.