Qeexid
Dacdarro.
Dacdarro.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Dacdarro la kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg daranyoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax karti badan ahaansho (qof).
Qeexid Xigta: Wax dhibaato badan ahaansho.
Qeexid Kale: Ku d.: wax, wax kale ku qasan ahaansho. 4. Ku d.: qof balwad aad u isticmaala ahaansho. 5. U d.: wax cid dhibaateeya ahaansho. ld darsan3.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Ku d.: wax, wax kale ku qasan noqosho. ld darsan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Geed yar, jaadad badan oo dhooddida iyo dibirka ka baxa oo dhanaan, geelu ku jeelbaxo leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Wax la dardaray noqosho. ld berberan1, derderan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la dardaray ahaansho. ld barbaran, berberan2, derderan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh Nooc daranta ka mid ah oo meelaha cusbada badan ka baxda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: Xoolo, meel daran leh daajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Ka d.: wax aan daw lahayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Caano badan oo candho xoolaad ku yaal.
Qeexid Xigta: ld dararid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Neef xoolo ah candhadiisa caano badan ka muuqasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Wax diyaarin.
Qeexid Xigta: Weel aleelayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (daray, m.dh) Geed weyn, ka baxa biyamareennada iyo qararka webiyada oo miro waaweyn, macaan oo la cuno leh; mukay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Meesha wax ugu baallaysa.
Qeexid Xigta: Labada kobood ee casaamka ah ee derinta dacalladeeda lagu tolo middood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Toorrey, billaawe iwm daabkooda meesha ugu sarreysa ee quruxda loogu talagalay.
Qeexid Xigta: ld darib.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: D. ah: markab ama doon aan waxba saarrayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof boorane ku kacsanyahay oo aan weli laga tumin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhaqidda la dhaqo meelaha kaadida iyo saxaradu soo maraan; istanyo.
Qeexid Xigta: (-yo, m.dh) Cabir dhulka beeraha lagu cabiro (oo afar jibaal ah) oo le'eg 25 mitir.
Qeexid Kale: Saxaro. 4. In yar oo biyo ah oo lagu istinjoon karo. 5. Dun, aleel, kuul iwm oo weelka lagu qurxiyo. 6. Hanti yar oo laga bixiyo gabar la guursaday oo hooyadeed la siiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Qof dhimashadiisa kaddib sida hantidiisa la yeelayo ka ballamid.
Qeexid Xigta: Qof tegaya sida reerkiisa laga yeelayo ka ballamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]