Qeexid

"Nooc ciyaarsiiska ka mid ah oo uu qofka taagani si aan kala go' lahayn cagaha dhulka ula dhaco."

Qeexid Xigta

D. ah: fal aan si kala go' lahayn u dhaca.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga darandoorri oo kali ah:
  • Ruuxaan wuxuu sheegay in dhalinyaro diimeedkaan gaaray degmadooda ay wataan gaadiid dagaal oo gaaraya 6-gaari, kuwaasoo intooda badan ay ku rakiban yihiin qoryaha darandoorriga u dhaca ee loo yaqaan Dhashiikaha.
  • Dagaal uma habaystaan intay, danan afuufaane Hubka kiisa darandoorriga ah, kama dinnaahshaane Nafta uma diyaarshaan mid uun, labada daaroode.