Qeexid

"Geed yar, jaadad badan oo dhooddida iyo dibirka ka baxa oo dhanaan, geelu ku jeelbaxo leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daran oo kali ah:
  • Oo wuxuu bilaabay inuu cadaabo si ay uga gaalowdo, oo wuxuu faray in loo cadaabo sida ugu daran; si gaalnimadii dib ugu noqoto, hase ahaatee isma bedelin oo waxay Rabbigeed ka bariday inuu ka nabadgelyo Fircoon iyo wuxuu sameeyo.
  • Raiisal wasaaraha ayaa uga mahadceliyey raiisal wasaaraha turkiga doorkii uu ka qaatay taakulaynta dadka soomaaliyeed iyo sida dowlada Turkigu ay u daba taagan tahay shacabka soomaaliyeed oo waqtigan la ildaran dhibaatooyin badan oo aan xad lahayn.