Qeexid

"Heer ama jago shaqo lagu gaaro."

Qeexid Kale

Xushmo iyo qaddarin. 4. Dhibco imtixaan lagu helo.

Qeexid Xigta

Halbeeg saleedka heer kulka ama xaglaha.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga darajo oo kali ah:
  • Waxay wax ku soo barteen, ku dallaceen, darajooyin sarena ay ku gaareen canshuur laga soo faramaroojiyay danyar aad u taagdaran.
  • Waxa iyana muhiim ah in ciidanku lahaado darajooyin iyo abaal marino, madaxda ciidankana lagula xisaabtamo waxqabadkooda.