Qeexid

"Meesha wax ugu baallaysa."

Qeexid Xigta

Labada kobood ee casaamka ah ee derinta dacalladeeda lagu tolo middood.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daraf oo kali ah:
  • Aniga shaqsiyan waxaan daraf ilaa darafta kale aqriya kitaabka kariimka ah ee Eebe noogu soo dhiibay Nabi Mohamed (SWCW), kumaan arag kitaabka meel dadka u baneyneysa in qof xaq darro lagu dilo.
  • Dad badan oo rumaysan in shantan sano ay xukunka sii hayaan beelaha darafyada, si ay wax uga tarto aqoonsi raadinta, fididda maamulka iyo nabadda guud ahaan.