Qeexid

"Dhaqidda la dhaqo meelaha kaadida iyo saxaradu soo maraan; istanyo."

Qeexid Kale

Saxaro. 4. In yar oo biyo ah oo lagu istinjoon karo. 5. Dun, aleel, kuul iwm oo weelka lagu qurxiyo. 6. Hanti yar oo laga bixiyo gabar la guursaday oo hooyadeed la siiyo.

Qeexid Xigta

(-yo, m.dh) Cabir dhulka beeraha lagu cabiro (oo afar jibaal ah) oo le'eg 25 mitir.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga darab oo kali ah:
  • Fatxi Yakan wuxuu ku dhashay magaalada Darabulus 9 Feb 1933-kii, waxaannu aqoontiisa ka gaadhay shahaadada diktoorada isaga oo ku takhasusay daraasaadka islaamka (Islamic Studies) iyo luqada Carabiga.
  • . Dawladaha Carabta ee maamulkoodu si aan toos aheyn u hoos yimaada wadamada reer galbeed ayaa si darabn u diidan shareecada ama xukuumad Islaami ah.