Qeexid

"Urur wadaaddood (dariiqo) oo shiikh u taliyo, nabaddiyo colaaddaba."

Qeexid Kale

eeg darwiish.

Qeexid Xigta

Qayb ka mid ah Ciidanka booliiska oo qaabilsan amniga reer guuraaga.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daraawiish oo kali ah:
  • Madaxweyne Cadde iyo Taliyihiisa ciidanka Daraawiishta uu dhowaan magacaabey Cabdirizaq Sh, Cusmaan ( Cali Badiye) ayaa diidmo xoogan ka mujinaya magacabista Careys.
  • Garoowe: Madxaweynaha Puntland ooTaliye cusub u magacaabay Ciidamada daraawiishta Puntland (1. Marso 2009 - APL) Madxaweynaha Puntland ooTaliye cusub u magacaabay Ciidamada daraawiishta Puntland 1169.