Qeexid

"Nuqul, bartilmaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daraaf oo kali ah:
  • Guddiga ayaa sheegay inay ugu dambeyn soo saari doonaan daraafka saxda ah ee dastuurka, ayna codka kalsoonida uga qaadi doonaan shacabka, iyadoo DFKMG ah ay gacanta ku hayso in yar oo Muqdisho ka mid ah.
  • Waxaynu maqalnay Dastuurka daraafka ah ee shirka la soo hordhigay qaadashadiisa shirku inay fure u tahay dhammaystirka Ajendaha shirka, kaas oo Kooxaha sabab doonka ahi ay ku doodayaan inaan la ansixin ka hor ka soo qaybgalka shirka S/Land.