Qeexid

"ld daqiiqad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daqiiqo oo kali ah:
  • Weerarka ayaa dhacay saqdii dhexe ee xalay, iyadoo deegaanada ku dhow halka uu dagaalku ka dhacay laga maqlayay rasaas aad u xoogan oo mar qura bilaabatay, socotayna in ka badan 10-daqiiqo.
  • “Macallin hal daqiiqo,” ayuu cod meel gees ahi ka soo yiri, “hal daqiiqo.”