Qeexid

"(-do, m.l) Waqti hal saac ah oo lixdan meelood loo qaybshay middood. ld daqiiqo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daqiiqad oo kali ah:
  • Daqiiqaddii 75aad ayuu u dhaliyay fursad cadaadis badan oo uu markii labaad goolka ku rogaal-celiyay.
  • Nasiib wanaag kooxda Ireland, markii ay farsamadooda ciyaareed wax ka bedeleen ayay u suura-gashay in ay daqiiqadii 52-aad gool barbardhac ah ka dhaliyaan Cameroun.