Qeexid

"Wax kasta oo aad loo shiido; budo."

Qeexid Xigta

Sarreen aad loo shiiday; bur.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daqiiq oo kali ah:
  • Maadaama hawshaadu tahay mid nagu wayn, dhagtana aan u taagaynno jabaqda kaa soo yeeri doonta daqiiqad kasta waa inaad isku daydaa inaad ka reebto warbixinta aan dhawrayno sawirada aan kor ku xusay.
  • Ballack ayaa madaxa ugu dhaliyay Bayern Munich in ay hogaanka qabsato kubad xor ah oo uu soo laaday ciyaartoyga khadka dhexe ka ciyaara ee u dhashay Ingiriiska Owen Hargreaves saddex daqiiqo markii ay socotay ciyaartu.