Qeexid

"/dh (-yo, m.dh) Muruq ku yaal laf dhabarta labadeeda dhinac."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daqay oo kali ah:
  • Waxa kale oo isna halkaas taariikhdii marxuumka ku dheeraday Mujaahid Adan Cade oo ay halgankii si balaadhan uga soo wadaqayb qaateen.
  • Hase yeeshee, markaad maalkiina ka saddaqaysataan naftiisa ayuu keyd ahaan ugu dhigan jiray, masaakiintana waxna kama siin jirin!"