Qeexid

"Qof dhaqaalihiisu liito oo aan heli karin wax nolol maalmeedkiisa dhaafsiisan. ld dabyar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga danyar oo kali ah:
  • Ma aha sharci, la jiifiyaana banaan, ma aha dow, in danyarta la duudsiyo, ma aha gar, in cashuurta laga qaado caano diiqda, marka ayna jirin cashuur ay baxshaan ragga ugu dakhliga badani.
  • Shacabka Puntland ayaa rumeysan in dhinacyada is-khilaafsan yihiin kuwa markii hore ku heshiiyey in lacago Faalso ah oo la soo daabcey ku dhacaan shacabka danyarta ah kuwaas oo la kufaa dhacaya sicir barar.