Qeexid

"Wax aan faa'ido lahayn ee qof waqti ku dhaafo. ld danseegid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga danseeg oo kali ah:
  • Sida uu sheegay Mudane Cabdiqaadir Jirde, qofkii isku daya inuu danta guud wanaajinteeda tilmaan ka bixiyo waxaa loo yaqaanaa qof danseeg ah hubaashuna waxa weeye haddii danta guud hagaagi weydo inaanay jiri Karin dan gaara.
  • Ma danseeg baa mise waa dugsi?