Qeexid

"Dab, nal iwm wax bakhtiyey ahaansho. ld densan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dansan oo kali ah:
  • Walaal Siciid, waan malaynayaa in aad iga sugaysay kaalin intan ka hodansan, kana cayilan, waxaadse raalli ku noqotaa in sababtu tahay aqoontayda dhankaas oo weyd ah iyo anigoo aan haatan aan wax qoraallo ah gacanta ku hayn.
  • “idaacadda oo dansan ma aysan kicinin ee waxay ku soo biireen iyadoo shaqeynaysa” ayuu yiri Maxamed Maxamuud Macallin (M.