Qeexid

"Dani."

Qeexid Kale

In yar oo caano ah oo laga shubo caano la lulayo oo la siiyo qof la rumaysanyahay in uu u sancanyahay oo ay haantu subag badan dhalayso. 4. Biyo yar oo lagu daro caano la lulayo marka ay firfiraan.

Qeexid Xigta

In yar oo caano dhanaan ah oo gundhig looga dhigo caano la rabo in ay dhaqso u gorooraan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dano oo kali ah:
  • Dhanka siyaasadda haddaan soo qaadano horumar la taaban karo ayaa la gaaray bilihii la soo dhaafay.
  • Hadalka Mas’uulkan ayaa imaanaya iyadoo dhawaan Mas’uulka sare oo ka tirsan Ahlusunna uu sheegay in shirka lagu qabanayo Caabduwaaq uu yahay mid dano gaar ah laga leeyahay, iyaguna aysan ka qaybgalayn.