Qeexid
ld danaani1.
ld danaani1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-nyay, -niday; -nyi) ld danaani2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-iyay, -iday; -iyi) Dareen shaki iyo hubsiino la'aan leh cid ku abuurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dareen shaki iyo hubsiino la'aan abuura.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld danaanyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: U d.: dad si danaana ah gacan ku siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Soo noqoshada dhawaaqa marka uu ku dhaco qararka darbiyada iwm.
Qeexid Xigta: Buuq ama bulaan ka soo baxa dad badan ama xoolo iwm.
Qeexid Kale: Cida dameeraha; durruqaan. ld dannaanni1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-nyay, -niday; -nyi) Qar, derbi iwm dhawaaq soo celin. ld dannaanni2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dinnaago.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Meel la dhisay oo dhoobo laga sameyey oo marka xoolaha la waraabinayo biyaha loogu shubo, berked yar; dar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: La safashada qof la safto laba cidood ama ka badan oo is haya middood; hiilo. ld danaanin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dannabe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.u
Qeexid: Neef baadi ah ama la soo xaday oo la qashay. ld dannabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Geed weyn, ciinka iyo dharkeenka ay isku bahyihiin oo ceelasha, guryaha, waraha iwm deyr looga dhigo; dano.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qof mas'uul ka ah baabuur, bas iwm. ld deni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg danaani. ld danaano.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg danni2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Neef la soo xaday ama baadi ah qalasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax hannaan wanaagsan u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nin aan la gafin toogta wax uu nishaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (m.u) Cayayaan aad u yaryar, badarka gala oo bolol ka dhiga; suus.
Qeexid Xigta: D. ah: beydari aad toogta u yaqaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]