Qeexid

Jiif raaxo leh dhabarku hooseeyo; xusullaysi.

Qeexid Xigta

ld dangiigid. ld dingiig1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dangiig oo kali ah:
  • Rabbi kuu dallaayadi qabriga, labada daamoode Oo derejo dheer iyo ku saar, dadab sariireede, Ku dangiigso meel roon adaan, diinta caasiyine!
  • Inkastoo uu Muhaajir muujiyay wacdarradaas weyn, haddana waxaa markii danbe korkiisa dhinac weliba ka haleeshay seefihii iyo warmihii ay soo tuurayeen gaallada, ilaa markii danbe uu dhulka ku dhaco isagoo dangiigan oo meyd ah.