Qeexid
Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.
[-geeyay, -geysay]
f.g2Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -gaysay
Qeexid: Badar daango ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: Xoolo, meel daran leh daajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dangeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dangee. ld dangeys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: Caano la lulayo biyo yar ku darid.
Qeexid Xigta: Wax tixgelin dheeraad ah siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Garabsiin waayidda cid hiillo u baahnayd.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Nooc daranta ka mid ah oo dhaadheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa.
Qeexid Xigta: D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin.
Qeexid Kale: Bannaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Dab, nal iwm bakhtiyid. ld den.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Wax danab u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Wax ay isu yihiin naago la wada qabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: Xoolo daajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Jiif raaxo leh dhabarku hooseeyo; xusullaysi.
Qeexid Xigta: ld dangiigid. ld dingiig1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Si raaxeysi leh dhabarka ugu seexasho. ld dingiig2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dangeysan. ld dangeysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Geed weyn, ciinka iyo dharkeenka ay isku bahyihiin oo ceelasha, guryaha, waraha iwm deyr looga dhigo; dano.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Neef la soo xaday ama baadi ah qalasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg daangee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]