Qeexid

(-ooyin, m.l) Wax ay isu yihiin naago la wada qabo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dangalo oo kali ah:
  • Madaxda Soomaalida ee maanta ayaa lagu tilmaami karaa in ay ka dhigan yihiin haweenkaas la wada qabo ee isu dangalooyinka ah marka la eego xafiiltankooda iyo kala higgoodkooda, iyo haddana u wada heellanaantooda dabuubta iyo doocda beesha caalamka!
  • Sida ay caadadu tahay inta badan dangalooyinku ma heshiiyaan oo waxa ay isu eegaan macaamil ahaan sida “bisadda iyo jiirka” oo kale.