Qeexid
(-iyo, m.dh) B. ah: xoolo aan xero lahayn. ld banfadhi.
(-iyo, m.dh) B. ah: xoolo aan xero lahayn. ld banfadhi.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
m.l.kh
Qeexid: (-iyo, m.dh) ld danfadhi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Salka meel dhigid.
Qeexid Xigta: Rasmi ahaan meel u degid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qaabka iyo xaalada qof salka dhulka ku haya.
Qeexid Xigta: (-iyo, m.dh) Rug la degganyahay.
Qeexid Kale: Lo' tiradeedu boqol gaartay. 4. Shir muhim ah. 5. Caano f. ah: caano garoor ah; eedaq. 6. Qolka f.ga: qol loogu taloggalay in la fadhiisto. 7. ld fadhiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xoolo meel aan xero ahayn lagu bariisiyey. ld banfariisi1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xoolo meel aan xero ahayn ku baryid. ld banfariisi2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Xoolo, xero la'aan baryid. ld banfariiso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld danfariisasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Dab, nal iwm bakhtiyid. ld den.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa.
Qeexid Xigta: D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin.
Qeexid Kale: Bannaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg danfariiso. ld banfariisad, banfariisasho, danfariisad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]