Qeexid

"Caano la lulayo biyo yar ku darid."

Qeexid Xigta

Wax tixgelin dheeraad ah siin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga danee oo kali ah:
  • In kasta oo aanay ganacsatudu raadin xog ay kaga hortagto budhcad, waxay daneeyaan baahida suuqa ka jirta.
  • Isha ayaaba qatar iyo halis badanee, waa maxay xikmadda uu ku doortay in uu iska saaro fallaarta barida uga taagan?