Qeexid

"Qabsashada qof uu qabsado dan uu leeyahay. ld danaysasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga danaysi oo kali ah:
  • Maanta yeynaan deg degin dawlad kasta oo soo baxdana waa in aynu ku taageero danta umadda si taas loo helana waa in la joojiyo ku danaysiga qaranka.
  • Sidoo kale warshaha dalka Hurgarya waxa ay badhkood ka shaqeeyaan macdanaysiga.