Qeexid

"Wax wax kale lagu daray ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga danaysan oo kali ah:
  • Difaaca u weyn ee degmo, gobol ama deegaan uu uga hortagi karo dagaallo dibadda laga soo abaabulay, kuwo lagu danaysannayo iyo kuwo ay keentay doqonimo, waa hir-gelinta maul hoosaad loo dhan yahay.
  • Waxaad moodaa inay soo ifbaxayso fursadii kuwa markasta walaaqi jiray hanaanka iyo socodka dib-u-heshiisiinta Soomaaliya oo ay markaas qaarba meel dhigtaan isbaarooyin in gaar ahi ku danaysanayso qabiilna dalad u yahay.