Qeexid

Cida fardaha.

Qeexid Xigta

ld dananid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga danan oo kali ah:
  • Wuxuu galow ka sii dananayaa, dirirka cawleede Weligana wax loo daalacshaa, walaxyo diimoone Malahayga daafkaad ogayd, haatan soo degaye.
  • Heesaha dareen taabadka leh ee meel walba ka dananayaa waxay weedhaaminayaan laabtayda waxaanay igu soo kicinayaan ladh.