Qeexid

"Biriq."

Qeexid Kale

Qof ama wax dadka soo jiita.

Qeexid Xigta

Birdanab.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga danab oo kali ah:
  • Cabdalle iyo Daanweyne iyo, doosha Gumasoor ah Durba Hamartiwaaq waa kuwaa, soo dulbaaxsadaye Danabbada Ammaanlaa mar dhaw, soo danbaaburine.
  • Email ugu dir saaxiibkaa warkaan London:”TFG waxay ilowday heshiisyadii Puntland oo muhiim ahaa iyadanaa ka danabaysay xiriir xumada imika jirta”Cali Cabdi Awaare.