Qeexid

"Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa."

Qeexid Kale

Bannaan.

Qeexid Xigta

D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dan oo kali ah:
  • Qolyaha siyaasadda indha-indheeya ayaa sheegaya in doorashadan looga dan leeyahay sidii loo qaboojin lahaa colaada raagtay ee u dhexaysa Muslimiinta iyo Hinduuska.
  • "Dowladu markii ay aragtay dhibaatooyinka ay qaar ka mid ah askarteedu ay u geystaan shacabka waxay sameysay maxkamadan, waxaa la soo taagi doonaa askari walba oo fal dambiyeed ku kaca" ayuu yiri Sh.