Qeexid
/mg3 ld danqo.
[-qaday, -qatay]
f.g/mg3 ld danqo.
Fal / verb
Gudbe / transitive
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld danaq.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld danqasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld danqin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld danqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.sh
Qeexid: D.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dab, nal iwm bakhtin.
Qeexid Xigta: Dhibaato xasilin. ld demi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld danqasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (c.nafl.) Xubinta codku ka sameysmo, hawadana sambabada ayay ku duwda, waxay ku taal hunguriga cad dushiisa, waxay ka sameysantahay sagaal carjowood oo ay isu hayaan seedo iyo muruqyo xuub gaduudan ayaa ku dadan, waxa ku dhexyaal laba joog o xargaha codka ah oo sameeya codka. ld dalqe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld daaqad (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hunguri weynaan dheeraad ah oo wax loo yeesho.
Qeexid Xigta: Rabitaan.
Qeexid Kale: ld damcid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: dambe s. 1. Ka d.: dabadeed, kaddib. Tus. “Fasaxa ka dambe ayaan is arkaynaa”. 2. Gadaal xiga; dambeeya. ld damme.
m.f.dh
Qeexid: eeg dan. ld demid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dembi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Hunguri weynaan dheeraad ah wax u yeelasho (cid).
Qeexid Xigta: Wax rabid (cid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qurac weyn oo har badan.
Qeexid Xigta: Qori weyn qallalan oo la shito; dhamal.
Qeexid Kale: Caws dumaa ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.lg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Damac gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: eeg dami. ld damis, demin, demis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld damin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -mqay, -maqday
Qeexid: ld danaq.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: damme s. ld dambe.