Qeexid

ld danqasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga damqasho oo kali ah:
  • Miyaan la dhihi karin daacad-darrada iyo dammanaanta shacabka ayaaba sababtay in ay hoggaanka ku suuxaan rag damiirkii ka lumay oo aan innaba damqasho lahayn?
  • Waxaa habboon in ay dib u xisaabtamaan, oo haddii ay diin, damiir iyo damqasho yar leeyihiin ay qiimeeyaan duruufaha ku xeeran danyarta ay dusheeda ku dirirayaan, dhiiggeeda daadanaya ay deeqda iyo darajada ka raadinayaan.