Qeexid

eeg damman. ld dammanaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dammanaan oo kali ah:
  • Miyaan la dhihi karin daacad-darrada iyo dammanaanta shacabka ayaaba sababtay in ay hoggaanka ku suuxaan rag damiirkii ka lumay oo aan innaba damqasho lahayn?
  • Midda ugu daran ee Qabqableyaasha saartay fiinta buurta laga daba fuuli la’yahay waxaan u arkaa in ay tahay, dammanaanta shacabka jihowareersan oo ay ka helaan taageerada indho-la’ aanta ah.