Qeexid

"Qof maskax ahaan aan baraarugsanayn ahaansho; maahsan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga damman oo kali ah:
  • Waxa taas ka sii daran sida ay dammanaha uga yihiin ee ay weli wixii daashaday ugu dhex jiraan.
  • Markay waayaan dumar u mashxarada dambigooda iyo shacab damman oo dulmigooda u dabbaaldega.