Qeexid

"ld lammaan 1. Heshiis qoraal ama af oo caddeynaya in la fulin doono wax lagu heshiiyey; ballanqaad."

Qeexid Xigta

Ari d. ah: ariga inta jarka ah oo loogu talagalay iib.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dammaan oo kali ah:
  • Arsenal waxay go’aansatay la ciyaarista Hart-berg, kadib markay ka heshay dammaanad-qaad adag oo ammaankeeda ah.
  • Rasuulka SCW lamuu yaabin Dammaan maxaa yeelay, dacaayadahaas iyo kuwo kale oo la mid ah ayaa Makka laga faafinayey, lagana dhaadhicinayey dadka soo galootiga ah.