Qeexid

"eeg dami. ld damis, demin, demis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga damin oo kali ah:
  • Waxgarad kasoo kala jeeda Hiiraan iyo Sh/dhexe oo dagaalkaas maanta ka hadlay ayaa sheegay in loo istaagay damintiisa, iyagoo ka dalbaday maleeshiyooyinka inay xabada joojiyaan.
  • Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse (King Kong) oo hadal ka jeediyay ayaa sheegay in aanu suuragal aheyn in shirku sii socdo iyadoo ay isdilayaan dad Soomaaliyeed oo wada degan degano deris wada ah, ayna haboon tahay in lagu baxo daminta coladaas.