Qeexid

"Wax la xiriira garaadka aadanaha oo fara wanaagga xumahana ka reeba."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga damiir oo kali ah:
  • Galeyr ayaa madaxda DF ku tilmaamey kuwa aan damiir laheyn sida uu yiri maadaama ay ciidamada Ethiopian u ogolaadeen inay degaan xarumaha Somalia ka ah lama taabtaanka sida Wasaarada Gaashaandhiga iyo Villa Somalia.
  • Damiirkii ayaa dabeyshaday, diintii Rabbi (swt) ayaa leyska diiday, lagana kala dareeray.