Qeexid

"(-nno, m.dh) Qof siiba arday oo fahmadiisu yartahay. ld dammiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga damiin oo kali ah:
  • Wariyaha oo damiin banaanka ku joogey ayaa maanta waxaa lagu xakumey in uu la shaqeynayey kooxihii afduubka gaystey.
  • Agaasimaha ayaa sheegay in loo xiray labo nin oo is haysatay oo uu dhex dhexaadin ka galay iyagoo xabiga ku xiran midkoodna uu damiintay arimahaas dartoodna loo soo qabtay.