Qeexid

"ld dameerow."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dameero oo kali ah:
  • Dhaawacyada ayaa loola cararay deegaanada ka fog goobta la duqeeyay, iyadoo lagu qaaday gaadiid isugu jira gaari-gacmeedyo iyo gaari-dameero, waxayna ehelada dadkaas sheegeen inay dhaawacyada goor dambe isbitaalada geeyeen.
  • Sidoo kale fadweyne fara badan ayaa waxaa ku yimid qax iyo barakac xoogan kadib markii guryahooda dabkaas baabi'ayay, Dadweynaha ayaa dabkaan ku daminayay gacmahooda iyaga oo biyaha ku soo daabulanaya Dameero iyo booyado.