Qeexid

D. ah: mugdi aan waxba loo jeedin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga damdaguugan oo kali ah:
  • In kastoo aan soo tiriyey masalooyin dhawr ah oo runtii kasoo wada hor jeeda korriinka fiyaow ee Af-soomaaliga iyo horumarkiisa la naawilayo, misna wax waliba damdaguugan ma aha.
  • In kastoo aan soo tiriyey masalooyin dhawr ah oo runtii kasoo wada hor jeeda korriinka fiyaow ee Af-soomaaliga iyo horumarkiisa la naawilayo, misna wax waliba damdaguugan ma aha.