Qeexid

"Damac gelin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga damci oo kali ah:
  • Dadow xalay hurdana maan damcinoo, doob isugu waayay Degtii aan barkiga saaray baa, madaxii loo diidey Daas gogol la ii dhigay miyaa, igu dabayloobey!