Qeexid

"ld dembiile."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dambiile oo kali ah:
  • Xildhibaan Tahliil Maxamed ayaa isna ka codsaday dowladda Kenya in aanay kalsooni Madaxweyne siinin Cabdilqaasim Salaad Xasan, waayo waa dambiile ayuu yidhi.
  • Mar ay BBC-da laanta afka ingiriisigu wareysatay, dambiile-dagaal Gacan-ku-dhiigle Cali Samatar, kiiyoo ku hadlaya afka ingiriisiga, waxa uu yidhi: "I was the highest ranking that ordered to bumb Hargeisa and it's "inhabitants/civilians".