Qeexid

ld dembidhaafid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dambidhaaf oo kali ah:
  • Eebbe nasahnaa oo korreeye wuxuu yidhi:-" Waxaa ka cabsada Ilaahay addoomadiisa aqoonta leh, Ilaahayna waa adkaade dambidhaafe ah" Suuradda Faadir qayb ka mid ah aaayadda 28aad.