Qeexid
"(-ddo/-dyo, m.dh) (xis.)Ururka xubnaha dambe ee lammaaneyaal horsan ee xiriir. Guud ahaan waa ururka leh tirsaneyaal ee la dhigo dhidibka taagan (dhidibtay) ee garaaf."
[(-dyo)]
dambeed dyo)
dambeed
m.l"(-ddo/-dyo, m.dh) (xis.)Ururka xubnaha dambe ee lammaaneyaal horsan ee xiriir. Guud ahaan waa ururka leh tirsaneyaal ee la dhigo dhidibka taagan (dhidibtay) ee garaaf."
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Ka d.: wax, wax kale gadaashooda socosho ama taagnaan.
Ka d.: cid xushmadeyn.
f.mg2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
1.Lixda saacadood oo maalinta ugu dambeysa. 2.Afarta saacadood oo habeenka ugu dambeeya. ld gelin dambe.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dambe s. 1. Ka d.: dabadeed, kaddib. Tus. “Fasaxa ka dambe ayaan is arkaynaa”. 2. Gadaal xiga; dambeeya. ld damme.
Wadaag:
(-yo, m.dh) (c.nafl.) Qaybta dambe ee maskaxda ee ku dhereran ilaa iyo xangulaha. Shaqooyinka ay qabato waxa ka mid ah xidhiidhinta gujooyinka qaabilayaasha taabashada, maqalka iyo organnada dhadhanka. Waxa kale oo ay xukuntaa hababka iswada sida garaaca wadnaha, isku soo ururka iyo kala baxa dhuumaha dhiigga iyo falnaqyo kale duwan.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Gelindambeed.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Inta ugu dambeysa xilliga jiilaalka.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
/dh (-dyo, m.dh) Dusha xoolaha la rarto dhankeeda dambe.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Gowsaha gowska ugu dambeeya.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Waxa nasiib u noqda ee qof noloshiisa ku dambeyso.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ld dembi.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Budo midab ciira boos ah leh oo ka harta dhuxul bastay.
D. ah: Midab ciira boos ah. ld bambas.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dambow fk. Ka d.: dabadeed, kaddib. Tus. “Toban casho ka dambow buu iska tegey”.
Wadaag:
Caanaha ugu horreeya neef dhalay laga maalo.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Xilliga u dhexeya maqribka illaa cishaha.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Habeenka oo laba meelood loo dhigo qaybtiisa dambe.
Maalinta oo laba meelood loo dhigay qaybteeda dambe. ld gelin-dambeed.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Neef dhalay dambar ka lisid.
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag: