Qeexid

"Ka d.: wax, wax kale gadaashooda socosho ama taagnaan."

Qeexid Xigta

Ka d.: cid xushmadeyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dambee oo kali ah:
  • Siduu abwaankeena Hadraawi hore u yidhi " Ku Sin inan Dumaalkeeda Sahan Dambee Laalan".
  • Hadaba hadii aan la dhisin xeradii gaadiidka dawladda waxa dhici doonto inuu gaadiid oo ay dawladdu leedahay uu tasoobi doono oo goor dambe la is-waydiin doono meesha uu ku dambeeyey.