Qeexid

"Ka d.: wax, wax kale gadaashooda dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dambaysii oo kali ah:
  • Waxaa waajib ku ah xisbi kasta inuu danihiisa gaarka ah ka dambaysiiyo danaha ummada, inkastoo taasi wax naadira tahay.
  • Dabqaxa Dhirindhireed dooyadii, dalaggu kuu keenay Doob-Cadale iyo kii kaloo, laga dambaysiiyey Warsangeli hashuu kaa didsaday, tani ka diif weyne!