Qeexid

"Budo midab ciira boos ah leh oo ka harta dhuxul bastay."

Qeexid Xigta

D. ah: Midab ciira boos ah. ld bambas.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dambas oo kali ah:
  • Dhuxusha midabkeedu waa cowlaan madoow ah, waana maxsuulka ka soo baxa marka alwaax ama qori la gubo ka dib la demiyo intaanu dambas noqon.
  • Dambas ( ingiriis : Ash) waa budo cad, khafiif ah oo ka soo hadhay dab wakhti shidnaa.